Raad Media
Raad Media
  • Видео 178
  • Просмотров 216 363

Видео

Soomaaliya oo ku guulaysatay qabasha Xubinnimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay #Somalia #Africa
Просмотров 21Месяц назад
Soomaaliya oo ku guulaysatay qabasha Xubinnimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay #Somalia #Africa
Soomaali Heshiis ah, Dunidana Heshiis La ah, Maxaa ka run ah | Prof Cabdi Ismaaciil
Просмотров 222 месяца назад
Soomaali Heshiis Miyaa?
Qabiilka iyo Qabyaaladda | Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun | Waa Muhiim
Просмотров 262 месяца назад
#somalia #eastafricacommunity #hargeysa #garoowe #muxaadarooyin
Falaanqeyn: Dagaalka Iiraan Iyo Israa'iil Dhab Mise Dhalanteed | Sheekh C/raxmaan Bashiir
Просмотров 253 месяца назад
Falaanqeyn: Dagaalka Iiraan Iyo Israa'iil Dhab Mise Dhalanteed | Sheekh C/raxmaan Bashiir
Muxaadaro: Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun | 1445/2024
Просмотров 583 месяца назад
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun #Shiiq #sheekhmustafe #mustafa #muxaadarooyin
Sooyaalki Sayid Maxamed Cabdille Xasan
Просмотров 143 месяца назад
Sayid Maxamed Cabdille Xasan #somalia #somalia #each #eastafricacommunity #SaidMaxam
Dowladda Somalia oo Ceyrisay Safiirka Itoobiya u Fadhiyey Soomaaliya, Xirtayna Safaaraddeeda
Просмотров 123 месяца назад
Dowladda Somalia oo Ceyrisay Safiirka Itoobiya u Fadhiyey Soomaaliya, Xirtayna Safaaraddeeda iyo qunsuliyadihii Hargeysa iyo Garoowe #somalia #Safiirka #Hargeysa #Garoowe
Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyey Dastuurka Cusub ee lagu Muransanyahay
Просмотров 123 месяца назад
Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyey Dastuurka Cusub ee lagu Muransanyahay #somalia #Baarkamaanka
Heshiiska Somalia 🇸🇴 Iyo Turkey 🇹🇷 | Toban Sano iyo ilaalinta badda iyo tababaridda ciidanka badda
Просмотров 365 месяцев назад
Heshiiska Somalia 🇸🇴 Iyo Turkey 🇹🇷 | Toban Sano iyo ilaalinta badda iyo tababaridda ciidanka badda Soomaaliya #somalia #eastafricacommunity #somalia #each #hubka
Somali Podcast: Arrimaha Soomaalida iyo Heshiiska Abi Axmed iyo Muuse Biixi
Просмотров 386 месяцев назад
Somali Podcast: Heshiiska ay kala saxiixdeen Abi Axmed Iyo Muuse Biixi Xigasho: Fikir Media #somalia #each #eastafricacommunity #hubka
Saciid Cabdullaahi Deni oo Markale loo Doortay Hoggaaminta Puntland
Просмотров 246 месяцев назад
Saciid Deni oo loo doortay markale hoggaaminta Puntland shanta sano ee soo socoto #somalia #Puntland
Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Muqdisho ku Geeriyooday laguna aasay | Allaha u naxariisto
Просмотров 576 месяцев назад
Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Muqdisho ku Geeriyooday laguna aasay | Allaha u naxariisto
Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye oo Geeriyootay
Просмотров 197 месяцев назад
Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta ku geeriyootay dalka Jibuuti. Waxay muddo ka soo mid ahayd Golaha Shacabka iyo Golayaasha Dowladda. Allaha u naxariisto, dambigeedana Allaha dhaafo.
Deynti oo laga Cafiyey Soomaaliya #DeynCafinta
Просмотров 217 месяцев назад
Deynti oo laga Cafiyey Soomaaliya #DeynCafinta
Soomaalida oo si wayn uga qayb qaadatay dagaal ay muslimiintu kula galeen Burtaqiiska, Jiddo..
Просмотров 217 месяцев назад
Soomaalida oo si wayn uga qayb qaadatay dagaal ay muslimiintu kula galeen Burtaqiiska, Jiddo..
Cunaqabataynti Hubka oo laga qaaday Soomaaliya Soddon Sano kadib | 01-12-2023
Просмотров 357 месяцев назад
Cunaqabataynti Hubka oo laga qaaday Soomaaliya Soddon Sano kadib | 01-12-2023
Soomaaliya oo ku biirtay Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) | 24.11.2023 | Caruusha, Tanzania 🇹🇿
Просмотров 248 месяцев назад
Soomaaliya oo ku biirtay Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) | 24.11.2023 | Caruusha, Tanzania 🇹🇿
Sheekh C/raxmaan Bashiir oo ka hadlay Arrimaha Geeska Afrika, Arrimaha Soomaalida, Caalamka, Gaza..
Просмотров 298 месяцев назад
Sheekh C/raxmaan Bashiir oo ka hadlay Arrimaha Geeska Afrika, Arrimaha Soomaalida, Caalamka, Gaza..
Ra'isulwasaaraha Somalia Xamsa Cabdi Barre ayaa si adag uga hadlay dagaalka Gaza iyo Duqaynta
Просмотров 338 месяцев назад
Ra'isulwasaaraha Somalia Xamsa Cabdi Barre ayaa si adag uga hadlay dagaalka Gaza iyo Duqaynta
Dunida Islaamka Iyo Gaalada | Yuhuudda Iyo Kirishtaanka | Sheekh Maxamed Dirir
Просмотров 169 месяцев назад
Dunida Islaamka Iyo Gaalada | Yuhuudda Iyo Kirishtaanka | Sheekh Maxamed Dirir
Xildhibaanad Marwa Cabdi Bashiir oo u tartantay guddoonka Baarlamaanka Adduunka .......
Просмотров 219 месяцев назад
Xildhibaanad Marwa Cabdi Bashiir oo u tartantay guddoonka Baarlamaanka Adduunka .......
Sheekh Cabdi Xayi oo ka qayb galay isku soo bax lagu taageerayo Xamaas iyo Falastiin
Просмотров 149 месяцев назад
Sheekh Cabdi Xayi oo ka qayb galay isku soo bax lagu taageerayo Xamaas iyo Falastiin
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aqoonsatay Maamulka KMG ah ee SSC-KHAATUMO
Просмотров 209 месяцев назад
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aqoonsatay Maamulka KMG ah ee SSC-KHAATUMO
Abwaan Nageeye Iyo Gabaygi Doodda Dhaliyey
Просмотров 2,4 тыс.9 месяцев назад
Abwaan Nageeye Iyo Gabaygi Doodda Dhaliyey
Gabay: Abwaan Nageeye Cali Khaliif | Alshabaab miyuu ku biiray?!
Просмотров 10 тыс.9 месяцев назад
Gabay: Abwaan Nageeye Cali Khaliif | Alshabaab miyuu ku biiray?!
Hadal-jeedinta: Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)
Просмотров 499 месяцев назад
Hadal-jeedinta: Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)
Duufaanka Aqsaa | Dagaalka ay Xamaas ku qaadday Yuhuudda, 600 Dhimasho ilaa hadda
Просмотров 399 месяцев назад
Duufaanka Aqsaa | Dagaalka ay Xamaas ku qaadday Yuhuudda, 600 Dhimasho ilaa hadda
Firdhiye Madaxwaynaha SSC-KHAATUMO oo Muqdisho ka degay asaga oo sida Calanka Midnimada
Просмотров 6189 месяцев назад
Firdhiye Madaxwaynaha SSC-KHAATUMO oo Muqdisho ka degay asaga oo sida Calanka Midnimada
Buugaag Muhiim ah oo ay tahay in aad Akhrisato | Lixda Buug ee aad sanadkaan akhrin karto
Просмотров 17510 месяцев назад
Buugaag Muhiim ah oo ay tahay in aad Akhrisato | Lixda Buug ee aad sanadkaan akhrin karto

Комментарии

  • @user-zy2jl9fx8s
    @user-zy2jl9fx8s 17 часов назад

    ماشاءاللہ ❤

  • @user-zy2jl9fx8s
    @user-zy2jl9fx8s 2 дня назад

    Anybody tell what language is using in this video.thanks

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 4 дня назад

    Xaaji cali shucaac allow caafimaad iyo cumri cheer ku sii geesi baad tahay aanan gabanin.❤

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg 5 дней назад

    alle xaqa anagu sugo

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg 5 дней назад

    ❤❤❤

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 22 дня назад

    beenaale

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 24 дня назад

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdaHaamid
    @HamdaHaamid Месяц назад

    Scw❤

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 Месяц назад

    Wcs Wcs Wcs ❤❤️

  • @user-nm2uc7dr6p
    @user-nm2uc7dr6p Месяц назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XasanAbdulaahi-kj8wj
    @XasanAbdulaahi-kj8wj Месяц назад

    Qiimeehada diyaarada waa imisa waan ubaahnaa sxp iso jawaab

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    Akhirooo baba ta wanaagsan nololed Run ah duni xay tahey ya noleed ahna Jimco wanaagsan Rabi horistag jano kabacdina .E mashaaaaalah tabaarakalah E soo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan boqorad Brinseseseses Rasmiyey RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    FAMILI BAN YARTAN LAYGA YIRAH, QatraaayqaranEEy cadayyareey sahrascadayyareey Nicmaturabi Nicmaturabi Qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    Waxyaalo Qaarkood Qibrad Qibrad tartiib in lagu maumlo wayE la aqbalinba ,familY familyy i waxbarasho, dumar , Rag , Qaran, hawlo iyo iyo ba waxa jiro bataq bataq waxan wa SEba an is oranaynin xaakaga imanayo faido miya misE kahmga darane waba laguula imanaa lakilmee iyo kabacdina hadiiba hadan dhug laleeyahey wa kasoo ho rjeedsaneeba Qasatsn Qibrad qibrad FEEjigsanan hadiikalE hadiiba waa lagu hEE faaidsysanayoo liicina inba Saan Run katahey ina intanaba laguula jura misEimadayba Cadawis Nacab ina Maba layaqano Qibrad wayo joog ba laga ahanaba meeqo jeer .ya ka

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    Lakin wax laqato buux waxan laqadanin wax tar aheyn hadee faaiido lahaynba i eheeye man oran waamaya soomahan dumaar wa kala yihiiba intabadan Eheeye ay yirahdan san maaha waa san, Runba wanagsanE Arimo qarkood Ya mEEqo jeer

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    tEEn shEy waayaheyga Noloshayda Familyyy Systems REEro YariisEey Nicmaturabi nicmaturabi murwodumaroo samsamEey lagufarxeeeey YariisEey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    5

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    5

  • @user-jp4mf9hd1n
    @user-jp4mf9hd1n Месяц назад

    Mujahid dhaba ale haxafido abwan

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 2 месяца назад

    Scw scw scw

  • @hooyomacaan6430
    @hooyomacaan6430 2 месяца назад

    vrytg

  • @mustafekayse5624
    @mustafekayse5624 2 месяца назад

    Buug fiican baa doonay

  • @CumaraxmadA
    @CumaraxmadA 3 месяца назад

    Walaal kasoo hadal dhibaatada iskoolka

  • @user-dl1xx5py3z
    @user-dl1xx5py3z 5 месяцев назад

    Al muqaddama iisheeg wll xageen ka helaa

    • @RaadMedia
      @RaadMedia 5 месяцев назад

      Raadi walaal waa la helaa

  • @user-bn9em8gx1w
    @user-bn9em8gx1w 5 месяцев назад

    Aboowe intaa kala so xiriraa lambar 😢

  • @user-dt2er3cl2j
    @user-dt2er3cl2j 6 месяцев назад

    Wll aad baad umahadsan tahay waxaan rawaa meelaha laga heli karo buugaagta nuucaan ookale

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 6 месяцев назад

    his words come true muuse ayaa xarashay dalki

  • @Saaha22
    @Saaha22 6 месяцев назад

    Wale warkaaga wuu so baxay maanta

  • @qabadle
    @qabadle 8 месяцев назад

    Dad gaal ah oo intay cunto waayeen ee danyeeka cunan, ayaga xataa way iscunan. Qof oo biniaadan cunaayo oo gaal ah buu soo dhawaystay. Hassan waa doqon, anaiga waxan u Malaynaa in oo gaal yahay. Been buu shacabka ku cabay.

  • @ismaciilbashe8430
    @ismaciilbashe8430 8 месяцев назад

    Xafidahullah Ustaad Nageeye Cali Khaliif

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like 9 месяцев назад

    Ninkaan armaa sidii Ikraan Tahliil loo cunay oo si aan laisku waydiin loogu shaabadeeyay 😮

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 9 месяцев назад

    شجاع مجاهد حفطك الله

  • @user-gk6mb9hq1e
    @user-gk6mb9hq1e 9 месяцев назад

    Xagee kuyaal magtabada ustaad

  • @harland8552
    @harland8552 9 месяцев назад

    ☺️ *Promosm*

  • @sacdiyoali2665
    @sacdiyoali2665 10 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mkader9573
    @mkader9573 10 месяцев назад

    Allahu Akbar

  • @RaadMedia
    @RaadMedia 10 месяцев назад

    6 buug oo muhiim ah | ruclips.net/video/51mhNZ7m9j0/видео.htmlsi=VM0k8RkRP5VMcwQT

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 10 месяцев назад

    Qaybtii kale aaway wll

    • @RaadMedia
      @RaadMedia 10 месяцев назад

      Maanan samayn walaal, laakiin kuwa kale ayaan soo gelinay.

  • @caashohenaofficial4136
    @caashohenaofficial4136 10 месяцев назад

    Sallahu calayhi wasallam

  • @AnaasXaamdi
    @AnaasXaamdi 10 месяцев назад

    because

  • @yangyong6163
    @yangyong6163 Год назад

    Dhulku ma guureee Dadkaa guura. Laascaanood Somaliland baa leh.

  • @nasroguuled
    @nasroguuled Год назад

    Halkii bee ka hilaa buugtaan wll

    • @RaadMedia
      @RaadMedia Год назад

      Raadi walaal waad heleysaaye, PDF xarltaa waa lagu helaa qaarkood.

  • @naciimacqadir8114
    @naciimacqadir8114 Год назад

    Ale hakusharfo ader

  • @naciimacqadir8114
    @naciimacqadir8114 Год назад

    Wale wa abwan gobanima kucanbxay

  • @SaidAhmed-bd5bs
    @SaidAhmed-bd5bs Год назад

    Sidii lgu imaan karaaa

  • @tomandjerry6262
    @tomandjerry6262 Год назад

    SOO BADI WALLA

  • @daahirxasan8235
    @daahirxasan8235 Год назад

    Ruush buu ahaa sowmaah

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Год назад

    Masha Allah